Booliska Nigeria oo Irdaha isugu laabay xaruun Hilibka dadka lagu iibiyo

Booliska Nigeria oo Irdaha isugu laabay xaruun Hilibka dadka lagu iibiyo

daajis.com:- Booliska ayaa irdaha isugu laabay Hotel ku yaalla dalka Nigeria,kaddib markii maamulka deegankaas ay heleen xog ku saabsan in hotelka lagu iibiyo Hilib dad.

Booliska ayaa markii ay tageen Xaruuntan, waxay ka heleen 2 Madax oo Bini’aadam ku waasoo u muuqday in daqiiqado kahor lagu qalay meesha.

Booliska ayaa xabsiga u dhaadhiciyay 11 ruux oo uu ku jiro Milkiilihii xaruuntaan.

Booliska ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay Qori AK47 ah iyo Taleefanada Gacanta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada