Daawo Gabar Laga Badbaadiyay Fal Ismiidaamin ah Dalka China

Daawo Gabar Laga Badbaadiyay Fal Ismiidaamin ah Dalka China

daajis.com:- Tongren  Goycho ee dhacda koofurta wadanka Shiinaha, Dadka deegaanka magaaladaasi ayaa waxa ay muuqaal ka soo duubeen Inan yar oo damacsaneed in ay iska soo tuurto dabaqa(fooqa) 7-baad ee dhismaha iskuulka magaalad Tongren.

Kooxaha gurmadka ayaa islamarkiiba waxa ay kasoo gaareen inanta ku kacday falkan,waxa ayna ka badbaadiyeen in ay is ka tuurto dabaqa 7-aad.

Dowlada Shiinaha ayaa waxaa lagu tiriyaa dowlada caalamka ugu badan ee dadkooda ku kacaan falka ismiidaaminta ah, iyadoo lagu soo waramaya in sanadkiiba ay ku kacaan falkani dad gaaraya 1,000,000. taasi oo noqoneysa xadadiga ugu badan caalamka.


Wadamada carabta ama mulimiinta ah ee ku kaca ismiidaaminta ayaa waxaa ugu badan Masar,Maroko,Aljeriya iyo Tunisa sida daraasad dhawaan soo baxday lagu sheegay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada