daajis.com:-(HALBEEG)–Waxaa caasimadda Labaad ee dalka Ingiriiska kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynayey siyaasiyiin ka tirsan xisbiga Waddani, kuwaas oo ay kamid ahaayeen Xoghayaha Siyaasadda Maxamuud Raage, Xildhibaan Ibraahin Jaamac “Rayte” mudane Cali Xasan Cismaan guddoomiye ku xigeenkii hore ee guddiga komishanka Qaranka iyo masuuliyiin kale oo faro badan.
Masuuliyiintani waxa ay si adag uga digeen cawaaqib xumada ay dalka u leedahay muddo kordhinta aan sharciga waafaqsaneyn ee guurtidu ku kacday, taas oo ay ku sifeeyeen god lagu riday dimuqraadiyadii iyo dawladnimadii Somaliland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:00 and have
, Published at