Daawo Muuqaal "Ciidamada Turkiga oo Guryaha ugu dhacay Qoys Ingiriis ah oo ku sii jeeday xoogaga Daacish !!

Daawo Muuqaal "Ciidamada Turkiga oo Guryaha ugu dhacay Qoys Ingiriis ah oo ku sii jeeday xoogaga Daacish !!

daajis.com:- Waxaa sii xoogeeysanaya dadka ka imaanaya wadamo ku yaala dalalka Yurub ee ku biiraya maleeshiyaadka ururka Daacish gaar ahaan kuwooda ka dagaalama gudaha dalalka Ciraaq iyo Syria 

Daawo Muuqaal Ciidamada Turkiga oo Guryaha ugu dhacay Qoys Ingiriis ah oo ku sii jeeday xoogaga Daacish

Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa aqbaar u soo diray ciidamada Milatariga dalka Turkiga kuwaas oo ku soo wargaliyay in ay xuduuda ka xiraan Qoys aad u fara badan oo Ingiriis ah balse ku sii jeeday in ay ku biiraan ururka Daacish gaar ahaan kuwa ka dagaalama gudaha dalka Siiriya . 

Qoyskaan oo ka koobnaa 9-Ruux waxeey kala ahaayeen 3 Dumar ah , 2 Nin iyo 4 Caruur oo dhamaantood heeystay dhalashada dalka Ingiriiska. Ciidamada Milatariga dalka Turkiga ayaa Qoyskaan guryaha ugu dhacay iyaga oo ku sugan magaalada Hatay ee xuduuda dalka Turkiga la wadaago wadanka Siiriya waxaana dhamaan dadkaan loo celiyay dalka Ingiriiska . 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada