daajis.com:- Kooxdaan ayaa safar ujeedkiisu ahaa kaqeyb galka xaflada 24 guuradii kasoo wareegtey gooni iskutaaga hargeysa ayaa damacsanaa inay kaga qeybgalaan show ayku dhigi lahaayeen wadamada Norway iyo Holland.
Safiirka Somalia ufadhiyo itoobiya axmed cabdisalaan iyo qurba jog kale ayaa kuguuleystay inay xabsiga kasii daayaan dhalin yarada kooxda oo rag iyo dumarba isugu jurey
Abwaan lab-saalax ayaa bbc-da wareysi siiyey wallow usan sheegin in safaarada gacan kageysatay safaarada smalia laakin ilo kusugan adis ayaa saxaafada somalida uxaqeejiyey arinkaas
HALKAAN KA DAAWO WARKAASI
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at