daajis.com:- Afhayeenka Hay’adda Sirdoonka ee dowladda federaalka (NISA) ayaa sheegay in ay soo ogaadeen cidii ka dambeysay dilka loo geystay Xildhibaan Yuusuf Dirir iyo darawalkii gaariga ku waday.
Dhacdadaan ayaa shalay ka dhacday Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi uu dhaawac ka soo gaaray Xildhibaan Cabdala Boos Axmed.
Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in gaari cabdi Bile ah oo ay wateen ciidamada Milateriga Soomaaliya oo xoog ku socday ay wadada ku kulmeen gaarigii ay wateen Xildhibaanada, waxaana Gaariga Cabdi Bilaha ah hoonka uu u yeeriyay gaariga Xildhibaanada si seed uu u siiyo, hayeeshe Baabuurka Xildhibaanka uu watay wax seed ah ma uusan siin gaariga Cabdi Bilaha ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:30 and have
, Published at