DAAWO Abukar Cawale oo muqdisho ku Waraystay nin Qiso yaab leh ay kasoo Martay QAADKA “Seedigii oo La hurda walaashii ayuu Go’a kasoo dul qaaday

DAAWO Abukar Cawale oo muqdisho ku Waraystay nin Qiso yaab leh ay kasoo Martay QAADKA “Seedigii oo La hurda walaashii ayuu Go’a kasoo dul qaaday

daajis.com:- Abuukar Cawaale (Qaad-diid) oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa wuxuu ku waraystay nin Soomaaliyeed oo Qiso yaableh ay kasoo martay Qaadka.

Ninkaan ayaaa wuxuu sheegay in isaga iyo walaashii ay ka tageen muqdisho, islamarkaana ay tageen magaalada Nairobi halkaasi oo ay dhoof ku sugayeen, Kadib lagu guursaday walaashii, wuxuuna sheegay inay wada dageen isaga, Walaashii  Laba Qol oo isku odhow.

Habayn ayaa ninkan oo Murqaansan waxay ka tustay inuu MAYDHO dhamaan maryaha iyo Weelka Guriga yaala, waxaana ugu danbayntii ay ka tustay in walaashii iyo Ninkeeda oo Sariirta ku hurda uu kasoo dul qaado Go’ii ay huwanaayeen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada