Daawo:- Al-shabaab oo Diinsoor kusoo bandhigtay Diyaarad Gacantooda soo gashay

Daawo:- Al-shabaab oo Diinsoor kusoo bandhigtay Diyaarad Gacantooda soo gashay

daajis.com:- Ururka Al-Shabaab ayaa Magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay waxa ay kusoo bandhigeen Diyaarad nuuca aan Duulyaha laheyn ee Drone, taa oo dhawaan kusoo dhacday Duleedka Degmada Buur Hakaba.

Saraakiil katirsan Al-Sahbaab , Ciidamo iyo boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay Fagaaraha lagu soo bandhigayay Diyaaradan Al-Shabaab gacanta ku dhigeen. dadkii fagaaraha joogay ayaana aad ugu faraxsanaa Diyaarada loo soo bandhigay.

Diyaaradan oo ah nuuca wax basaasa oon wali la ogeyn halka laga leeyahay ayaa maalmo kahor kusoo dhacday Duleedka Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay , waxaana gacata ku dhigay horeyna usii qaatay dagaalyahano katirsan Al-Shabaab.

Halkan ka daawo Sawirada:







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada