DAAWO: Nin Boolis ah oo Maalin Cad Lagu Dhacay Dalka South Africa (VIDEO)

DAAWO: Nin Boolis ah oo Maalin Cad Lagu Dhacay Dalka South Africa (VIDEO)

daajis.com:- Nin boolis ah oo fadhiya meel lagu cunteeyo ayaa waxaa ku soo baxay niman tuugo ah, nimankani ayaa Booliskii markii ay ka qaateen waxa uu sitay ayay gariga qaybtiisa dambe ku xireen.

Booliska Dalka South Africa ayaa waxaa lagu sheegaa inay yihiin boolis musuq maasuqu aad ugu badan yahay, waxayna xitaa mararka qaar aaysan waxba ka qaban iyagoo tuuga arkaya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada