daajis.com:- Waxaa maalinba maalinta ka dabeysa sii kordhaya xiisadaha deganaansha la’aanta Dalka Burundi, waxaa eii kordhaya cadaadiska ay xuluumadu ku heyso kooxaha mucaaradka iyo shacabka ay u arkaan iney taageetsan yihiin mucaaradka.
Caasimada Burundi ee Bujumbura ayaa Ardeydii jaamacada ay magangalyo siyaasadeed waydiisteen iyagoo si xooga ku galaya dhismaha weyn ee Safaarada Maraykanku ku leeyahay Bujumbura.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at