daajis.com:- Iyada oo aynu ku guda jirno bishabarakaysan ee Ramadaan ayaa waxa maanta deeq raashina oo kala ah Bariis, Daqiiq, Sonkor, Saliid, Timir, Liin iyo Shaah laftii u qaybiyay 56 qoys oo isugujira Agoon iyo Danyar, waxana deeqdan ay ka timid walaalo muxsiniina oo u dhashay dalka Kuwait iyo hablokale oo ka soo jeeda gobalada galbeedka Somaliland oo degan dalka Sacuudiga,
halkan ka daawo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at