Daawo Video: Sida ajaaniibta ugu adeegtaan Muqdisho

Daawo Video: Sida ajaaniibta ugu adeegtaan Muqdisho

daajis.com:- Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan ajaaniib fara badan oo howlo shaqo u jooga, haba ugu badnaadaan dad u dhashay dalka Turkiga, kuwaasi oo mashaariic kala duwan ka wada Muqdisho.

Muuqaalkaani waa mid ka mid ah shaqaalaha Turkida ee ka howlgala Muqdisho oo kaalin shidaal ka iibsanaya isla markaana lacagta ku bixinaya EVC oo ah lacagaha la isku xawilo ee shirkadda Hormuud ka hirgelisay dalka.

Waxaa arkeysaa Ajaaniib magaalada dhex mushaaxaya oo gacmahooda ku kaxeysanaya baabuur, iyadoo aysan jirin cid ilaalineysa, walow goobaha ay ku dhex mushaaxaan ay tahay goobaha amaan ahaan xoogan ee xarumaha dowladda ku badan yihiin.

Halkaan Hose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada