daajis.com:- Fanaanka Qaran Xasan aadan samatar oo ah fanaan soomaaliyeed ayaa markan waxaa uu soo saaray muqaalka hees lagu garacaayo labada maamul ee Kala ah Somaliland iyo puntland islamarkaana loo sheegaayo in somalinimadii wali mid tahay islamarkaana aanay qolqol istaag iyo is garabsi beelaysan aanay waxba kala wadi karin.
HALKAAN KA DAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at