Faadumo Dayib oo isu soo Sharaxaysa Madaxtinimada Soomaaliya ee 2016 (VIDEO)

Faadumo Dayib oo isu soo Sharaxaysa Madaxtinimada Soomaaliya ee 2016 (VIDEO)

daajis.com:- Fadumo Dayib ayaa warbaahinta BBC-da u sheegtay inay ka qaybgalayso doorashada lagu wado in Sanadka 2016-ka lagu qabto Soomaaliya, sheegtayna inay isu soo sharaxayso xilka Madaxtinimada Soomaaliya.

Faadumo Dayib oo ku nool dalka Finland ayaa Sheegtay in loo soo diray hanjabaadyo badan oo la doonayo in lagu niyad jabiyo oo ay fikirkeeda ku badasho, laakiin waxay ay cadaysay in geeridu ay xalaal tahay oo ay diyaar u tahay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada