daajis.com:- Madaxii Ururka Al Qa’ida ee Dalka Yemen Nasser al-Wuxeyshi ayaa la sheegay in uu u geeriyooday bur burkii ka soo gaaray weerar ay ku qaaday mid kamid ah Diyaaradaha (Drones-ka ) ee aan duuliyaha lahayn ee dalka Maraykanka.
Weerarkan ayaa ka dhacay gobolka Xadramout ee bariga dalka Yemen, halkaas oo ururka al-Qaacida awood ku lee yahay, Dhimashada hoggaamiyahan ayaa waxaa maanta xaqiijiyey Al-qaacidada Dalka Yemen.
Halkaan Ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:31 and have
, Published at