daajis.com:- Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa sharci daro ku tilmaamay Mooshinkii shalay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya codka Kalsoonida ugu diideen Baarlamaanka Maamulka KMG ee Jubba.
Puntiland ayaana ku tilmaantay mooshinkaasi in uu yahay mid sharciga iyo dastuurka hareer marsan , waxa ayna Baarlamaanka Soomaaliya ku eedeeyeen kuwa dalka dib ugu celinayaan fowdo iyo kala dambeyn la’aan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:24 and have
, Published at