daajis.com:- Qaxootiga Yemeniyiinta ee ka soo cararay dagaalada ka socda dalkaasi Yemen ayaa is bar-bar dhigay nolosha amiga ka jira waqtigan xaadirka ah Magaalada Muqdisho, Sheegayna in amnigu uu ka fiicanyahay sidii ay u malaynayeen.
Qaxootigan ayaa 3-isbuuc ka hor soo gaaray magaaladda Muqdisho, iydoo Dowladda Federaalka ay dejisay meelo ay ugu talagashay.
Halkaan Hoose ka Daawo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:57 and have
, Published at