daajis.com:- Beri oo Jimce ah ayaa waxa la filayaa in uu Kenya soo gaaro madaxweynaha Mareyakanka, Barack Obama.
Kenya waxay sheegaysaa in ay si aad ah ugu diyaar garawday booqashada Obama.
Waxaase la sheegayaa in Kenya ay dhibaato dhanka dhaqaalaha kala kullantay digniinihii dhanka socdaalka ee safaaradda Mareykanka ee Kenya ay ka soo saartay mararkii ay dhaceen weeraro amni-daro.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya, Aamina Maxamed, ayaa waraysi gaar ah siisay BBC-da.
Halkan ka dhagayso wareysiga Amina:FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:06 and have
, Published at