DAAWO:- Geed uu talaalay Obama oo la sheegay in lagu gubay Kenya

DAAWO:- Geed uu talaalay Obama oo la sheegay in lagu gubay Kenya

daajis.com:- Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Kenya iyo Baraha Bulshada, ayaa tilmaamay in la gubay Geed uu 9 sano ka hor talaalay Madaxweynaha dalka Mareykanka.

Geedkaa ayaa la sheegay inuu ku yaalay Jaamacadda Nariobi oo sanadii 2006 uu booqday Obama.

Gudoomiyaha ardayda Jaamacadaas, ayaa beeniyay wararkaas, wuxuuna sheegay in Geedkaas wali la waraabinayo oo aan Dab lagu qaban.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada