daajis.com:- Arintan ayaa waxa ay ka dhacday xaafad ay aadka u daganyihiin Dadka Soomaalida ee ku taal Magaalada Melbourne ee Dalka Australia.
Ninkan oo deris la’ah dad soomaaliya ayaa sheegay in sanad walba 1-da July uu suro Calanka Soomaaliyeed, iyadoo Soomaalida xaafadda la dagani ay aad ugu riyaaqeen ficilka uu ku dhaqaaqo ninkani.
Mark ayaa soomaalida u jeediyay in ay xusaan maalintan qiimaha badan. una rajeeyay in wadankooda uu gaaro nabad waarta.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at