Daawo:- Dowladda Kenya oo Weerar ku Qaaday Xarumaha Al Shabaab ay ku leedahay Kaymaha Boni

Daawo:- Dowladda Kenya oo Weerar ku Qaaday Xarumaha Al Shabaab ay ku leedahay Kaymaha Boni

daajis.com:- Afhayeenka Ciidanka Militeriga dalka Kenya Col. David Obonyo, oo la hadlay Wakaalada Wararka Xinhua ayaa sheegay inay ciidamadooda dileen 8 dagaalyahano oo ka tirsan Ururka Al Shabaab, kadib markii dagaal fool ka fool ah uu ka dhacay duleedka deegaanka Dhamase oo ku yaallo Gobolka Gedo iyo dhulka Keynta ah ee loo yaqaan (Boni) ee dalka Kenya.

Obonyo, ayaa ku faanay inay Shabaab ka qabsadeen labo qori oo nooca Ak-47 ah iyo sidoo kale inay gacanta ku dhigeen taleefoon nooca gacanta ah oo ay ka carareen raggii ka tirsanaa Shabaabka.



wuxuunayiri “Ciidamadu waxay weerar ku qaadeen Al-shabaab tiradoodu tahay 20 waxaan ka dilnay 3, halka intii kalena ay goobta ka carareen waxaana ka helnay goobtaasi 2 qori oo AK 47 ah telefanka gacanta iyo raadiye.”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada