DAAWO VIDEO: Wiil Somali Ah Oo Maxkamad Horteeda Kaqiray Inuu Ku Biiri Rabay Kooxda Daacish.

DAAWO VIDEO: Wiil Somali Ah Oo Maxkamad Horteeda Kaqiray Inuu Ku Biiri Rabay Kooxda Daacish.

daajis.com:- Mustafe Muuse oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool minnesota, ayaa maxkamad ku taala Mareeykanka kahor qirtay inuu doonayay inuu ku biiro kooxda Daacish ee ka dagaalanta Syria iyo Iraaq.

Xeer-Ilaaliyaha Mareykanka ee gobolka Minnesota Andrew M. Luger iyo kaaliyihiisa General John P. Carlin, ayaa maanta ku dhowaaqay in Hanad Mustofe Musse oo 19 jir Soomaali ah, uu qirtay dambi la xiriira kooxda Daacish.

Xeer Ilaaliyeyaasha waxa ay sheegeen in Hanad iyo sideed qof oo kale ay maleegayeen inay u safraan dalka Syria, si ay kaalmo qalab u siiyaan kooxda Daacish, oo ah urur ajnabi ah oo Mareykanka uu u aqoonsaday argagixiso.
Hanad, ayaa waxaa dambiga uu qirtay lagu soo oogay 19-kii bishii May ee 2015.

HALKAAN KADAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada