Mourinho oo qorshe lama filaan ah Galabta u degay dhigiisa Arsen Wenger

Mourinho oo qorshe lama filaan ah Galabta u degay dhigiisa Arsen Wenger

daajis.com:- Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa rajeynaya inuu soo afjaro maanta dagaalka kala dhaxeeya dhigiisa Arsene Wenger.

Xilli ciyaareedkii hore labadan tababare ayaa Adduunyada oo daawaneysa isku dhex dagaalay garoonka gudihiisa markaas oo Chelsea ay uga adkaatay Gunners garoonka Stamford Bridge.

Mourinho ayaa diiday inuu gacan qaado tababaraha France guuldaradii kaga soo gaartay Community Shield, walow uu Mourinho uu ugu hambalyeeyay dhamaan xiddigaha Arsenal guushoodii Wembley.

Laakiin markan tababaraha Portugal ayaa rajeynaya inta aysan ciyaarta bilaaban in uu u tago Arsene Wengee oo uu gacan qaado, sidaas waxaa qortay The Mirror.
jose mourinho vs arsen wenger fight to shake hands 2015
Chelsea ayaa ku jirta haatan kaalinta 17 aad ee horyaalka Premier league.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada