War Deg Deg ah: Dacwadii Sheekh Maxamed Idiris oo dib loo dhigay Ogow Sababta.?

War Deg Deg ah: Dacwadii Sheekh Maxamed Idiris oo dib loo dhigay Ogow Sababta.?

daajis.com:-  Dacwadani oo socotay in mudo ah ayaa maalinimadii Arbacada ahayd la xaadiriyey labada dhinac si loo hubiyo in diyaar loo yahay maalinta isniinta ee fooda nagu soo heysta si dacwada loo soo afjaro, waxana goobta tagay Sheekh Maxamed Idiris Axmed iyo Qareenka Difaacaya iyo dhanka kale Masuuliyiin ka socotay Dowlada Maraykanka .

Balse Maalinimada Jimcaha ayaa lagu dhawaaqay in dib loo dhigay Maxkamadii ilaa Muddo Sedex Bilood ah taasi dib loogu balamay 11 January ee Sanadka 2016, intaasi ka dib ayaa Sheekh Maxamed Idiris Axmed la hadlay Dadkii Soomalaiyeed ee xaaladiisa sida dhaw ula socday

Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada