Xildhibaan Mustafa Dhuxuloow oo Xeebta Liido uga qayb galay..(VIDEO)

Xildhibaan Mustafa Dhuxuloow oo Xeebta Liido uga qayb galay..(VIDEO)

daajis.com:- Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta wuxuu ka qaybgalay Bandhig lagu qabtay xeebta liido ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Mustafa ayaa amaan u soo jeediyay dhalinyaradan maanta isku taxluujisay inay soo bandhigto ciyaarahan bandhiga Karatega, sheegayna in loo baahanyahay dhalinyaradan Ciyaarahan karatega Shaqo abuur loogu suubiyo, laguna siiyo dhiirigalin joogta ah.


Halkaan ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada