AQRISO:- Xiddiga Ugu Orodka Badan Premier League Xilli Ciyaareedkan Oo La Shaciyay – Theo Walcott Kuma Jiro Liiskaan.

AQRISO:- Xiddiga Ugu Orodka Badan Premier League Xilli Ciyaareedkan Oo La Shaciyay – Theo Walcott Kuma Jiro Liiskaan.

daajis.com:- Wes Morgan ayaa ka orod badan Theo Walcott taas waa xaqiiq marka la eego warbixintii la uruuriyay ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan Premier League.

Baaritaan cusub oo ay sameysay shirkada EA Sports ee sameysa ciyaar gacmeedka ayaa lagu diiwaangeliyay xiddigaha ugu xawaaraha dheeraa xilli ciyaareedkan Premier League.

Hal koox ayaana si weyn uga dhex muuqata, laakiin ma qiyaasi kartaa kooxda ay tahay?
Sidaan ka soo xiganay shabakada Laacib.net

Bal eeg si aad u ogaato.

Waxaa la diiwaangeliyay xawaarihii ugu sareeyay ee uu ciyaaryahan walba ku orday ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan waxaana liiskaas ugu soo sarre maray 10kaan ciyaaryahan, iyadoo Jamie Vardy oo ah xiddiga Leicester City uu yahay xiddigii ugu xawaare sareeyay xilli ciyaareedkan isagoo gaaray inuu ku ordo 35.44 kiiloomitir saacadii.


10. Wes Morgan, Leicester City – 34.76 km/h

9. Charlie Daniels, Bournemouth – 34.86 km/h

8. Carl Jenkinson, West Ham United – 34.89 km/h

7. Mame Biram Diouf, Stoke City – 34.97 km/h

6. Ritchie de Laet, Leicester City – 34.97 km/h

5. Victor Moses, West Ham United – 35.00 km/h

4. Marc Albrighton, Leicester City – 35.00 km/h

3. Billy Jones, Sunderland – 35.07 km/h

2. Jeffrey Schlupp, Leicester City – 35.26 km/h

1. Jamie Vardy, Leicester City -35.44 km/h



Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada