Arrag sawir cajiib ah oo laga sameeyay Siilaanyo oo banaanka soo dhigay qadiyadiisa Somalinimo

Arrag sawir cajiib ah oo laga sameeyay Siilaanyo oo banaanka soo dhigay qadiyadiisa Somalinimo

daajis.com:- Sawirkaani ayaa muujinaaya rajada Somaliweyn oo dib usoo laabaneyso tan iyo markii ay curatay sanada 2015-ka ee iminka gabaabsiga ah.

Xikmada ku dheehan Sawirkaani ayaa ah in Madaxda Maamulka Somaliland ay quus ka taagan yihiin waxa loogu yeero gooni isu taaga oo sanadihii danbe ay beesha caalamka kala kulmayeen diidmo.

Xigmada Sawirkaani ayaa ah in Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo uu ku dhiiranaayo inuu banaanka soo dhigo qadiyadii Somaliweyn oo uu inbadan qarsanaayay.

Axmed Siilaanyo ayaa qaba in xaalada Somalia ay taagan tahay xili aan laga aamusikarin islamarkaana ay mudan tahay inay ka hadlaan arrinta la xiriira iibsashada Badda Somalia, halka Wasiirka Madaxtooyada Maamulkaasi Xirsi uu isna ka aaminsan yahay inay kala gurteen Somalia.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada