Daawo nin Qorigiisa AK-47 uu ka dheeryahay oo u dagaalama Daacish

Daawo nin Qorigiisa AK-47 uu ka dheeryahay oo u dagaalama Daacish

daajis.com:- Alchihiuahua, waa nin aad u gaaban waxaana ka dheer Qoriga uu wato ee AK-47, taasna kama celin inuu ku biiro kooxda mayalka adag ee Daacish.

Ninkaan gaaban oo hada kamid ah ciidamada Daacish, ayaa horay waxa uu uga mid ahaa kooxda Jabhat Al-nusra oo iyadu ku xiran ururka Alqacida kana dagaalanta Syria.

Halkaan ka daawo sawiradiisa:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada