daajis.com:- Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Caalamka ayaa noqotay kulan dhex maray kooxaha horyaalka dalka Giriiga ee kala ah AEL Larissa VS Ergotelis (2-1) ka dib markii garoonka laga dhex saari waayay Ciyaaryahan Leonardo Koutris oo dhaawac sheegtay.
Xiddigaan oo ciyaarta qeeybteedii hore kooxdiisa gool leheed (0-1) wuxuu isku dayay in uu waqtiga dhameeyo balse shaqaalihii garoonka gaar ahaan Kalkaaliyaasha caafimaadka ayaa si qasab iyo xoog ah garoonka kaga saaray waxaana ugu dambeeyntii kooxdiisa looga badiyay 2-1.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at