daajis.com:- Qaarkamida Dhalinyarada Magaalada Boorame oo Lahadlay warbaahinta Ayaa Sikulul Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Faysal Cali waraabe Hadalkasi Oo Ay Sheegeen Inuu Ahaa Hadal Qabyaaladaysan Isla Markaana Lagu Bahdilayo Shacabka Boorama.
HALKAN KADAAWO VIDEO
Faysal Cali Waraabe Ayaa Marar Badan Waxaa Lagu Sheegeen In Uu Yahay Shaqsi Dhanka Qabyaalada Ku Dheer,Isla Markaan Dadka Deegaanadaas U Horeeda Qabiil Nacayb Iyo Qabyaalada Jeceyl.
Mid Kamida Dhalin Yaradaasi Ayaa Faysal Cali waraabe ugu Maah Maahay Awr Reer yadiisa Cunay isagoo Kusifeeyey Inuu Faysal Ahayn Siyaasi Ee Uu Yahay Awr Reer Yadiisa Cunay Iyo Maah Maahyo Kale waxaana Dhalintaasi wajigooda Laga Dheehanayey Cadho Saaida Oo Ay Uqabaan Faysal cali waraabe.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at