daajis.com:- Nin dhalinyaro ah oo aan ilaa wali la aqoonsan ayaa feedh dhulka ugu tuuray, raysal wasaaraha Spain, Mariano Rajoy, xili uu ku dhex jiray ololaha uu ku doonayo in mar labaad lagu doorto, oo uu ku sugnaa magaalada Pontevedra, oo halkii uu siyaasada ka soo galay.
Ninkan ayaa soo dhex qaaday, taageerayaal tiro badan oo Raysal wasaaraha ku urursan ka dibna, inta uu feedh isla kala jiiday ayuu, wajiga kala beegsaday Raysal wasaaraha, balse intaanu mid labaad ku dhufan ayaa ilaalada raysal
wasaaruhu ka qabatay oo xidhay, raysal wasaaraha ayaa muraayadu ka duushay, dhaawacna ka soo gaadhay wajiga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at