daajis.com:- Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in la qaato Kaararka aqoonsiga ee loo yaqaano Teesaro Munishiibiyo, isagoo faray Maamulka Gobolka Banaadir inay sida ugu dhaqsiyaha badan u dhaqan geliyaan amarkan.
Shir jaraa’id wada jir ah ayaa Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku qabteen magaalada Muqdisho, waxayna kaga hadleen amarkan cusub oo ay ku tilmaameen in looga gol leeyahay sugida amniga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:30 and have
