daajis.com:- Maanta qofkasta wuxuu haystaa mobile, laakiin ma ku isticmaalno masejka inaan ku raaligalino dadka aan jecelnahay xaaskayga / ninkayga iwm markay caroodaan.
* Waxaan leeyahay qalbi aan qalafsanayn oo aan kugu daawan karayn carada, caqli aan iloobin wanaagaaga iyo jaceelkaaga..waxaan leeyahay qof aan jecelahay la’aantiina aanan waxba ahayn ..caradiisana aanan xamili karayn.
* Hadaad carootid waan ku raali galin aanoo kuu dhiibaya cumrigayga hadaan caroodo kaama caroodo adigoo ah qaaligii hadaad amartid ruuxdayda waxaad arki inay ku maslaxayso hadaad amartid indhahayga sakan gudahood ayay kuugu iman.ee bas ka dheh oo naftayda ha ku dilin caradaada.
* Laabtaydu way diiqadoon hadaad iga tagtid..ruuxdayda ayaad ciriiri galisay hadaad iga carootid..waanan dhiman hadaad qarkayga jeclaatid.
* Iisoo dabac xabiibi oo ila hadal qalbigaygu wuu xanuusaday..imaqashii codkaaga kaliya aan boogsadee.daawadaydu waa adoo carada daaya oo iisoo noqda.

* Ha caroon oo ha dhibin dareenkayga laabtaada wax xun ha galin anoo laabta wanaag kuugu haya waan ku raali galin si nolosheenu ubax u noqoto, aniga iyo adiga ma kala maarannee soo dabac oo sidaadi ku soo noqo, la aantaa waa aduunka oo qorax la aan ah.
Hadaba Akhristaha Allsiyaasad.com ka mid ah adigana dhanka hoose ku reeb qodobo gaagaaban oo aad fariin raalli gelin ahaan Lamaanahaaga ugu reebi laheyd fariin qoraaleed…
WQ: Fanax fariid
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at