Daawo Video: R/wasaaraha Somalia oo Kulan la qaatay Qaar kamid ah Golaha Naafadda Soomaaliyeed

Daawo Video: R/wasaaraha Somalia oo Kulan la qaatay Qaar kamid ah Golaha Naafadda Soomaaliyeed

daajis.com:-  Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay xubno ka socday Golaha Naafada Soomaaliyeed kuwaas oo qaba dhibaatooyin kala duwan.


Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa intii kulanku socday waxaa uu hadalo ka dhagaystay qaar kamida xubanaha Naafada ah ee uu la kulmay si ay  Dowladu wax uga qabato Baahiyaha iyo Cabashada ay qabaa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada