DAAWO: Ambaasador Owliyo Oo Shegay Waxa Sababay Khilaafka Galmudug iyo Arima Sir ah

DAAWO: Ambaasador Owliyo Oo Shegay Waxa Sababay Khilaafka Galmudug iyo Arima Sir ah

daajis.com:- Ambaasadow Maxamed Xusen Owliyo oo ka qeyb galay Barnaamijka Dood wadaag ayaa ka hadlay sababta keentay khilaafka dowlada dhexe ee soomaaliya iyo Maamul Gobaledyada Dalka isago ku edeyay arintaasi Dowlada isutaga imaaraadka.

‘’Waxa la socotaan manta Madaxweyne kasta oo ka tirsan Maamulada ka jira Dalka waxyar kadib waxa looga yeera Dalka imaaraadka carabta kadib xooga lacag ah ayaa la soo siiyaa taasina waxa ay kentay iney fuliyaan danaha laga leyahay’ sidaasi waxa yiri Abwaan Owliyo.

Halkan Ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada