Daawo: Xiisad ka dhalatay Doorashadii Somaliland iyo Waraaqo Been ah oo Imaaraadku soo daabacay oo la helay

Daawo: Xiisad ka dhalatay Doorashadii Somaliland iyo Waraaqo Been ah oo Imaaraadku soo daabacay oo la helay

daajis.com:- Masuuliyiinta Xisbiga Wadani  oo Warbaahinta kula hadlay  magaalada Hargeisa ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye uu ku shubtay Qaybo kamid ah Codadkii Deegaanada Galbeedka ka xiga magaalada Hargeisa.


Dhinaca kale waxay soo Bandhigeen Waraaqo Been Abuur ah  oo lagu Codeeyay kuwaasi oo Xisbiga Wadani sheegay inay Dawladda Imaaaraadka Carabtu  usoo daabacday Xisbiga Kulmiye oo dhowaan isagu ku wareejiyey Dekedda Berbera.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada