MUUQAAL: Faadumo Siciid Qaabka loo Xidhay iyo Sida wax u dhaceen

MUUQAAL: Faadumo Siciid Qaabka loo Xidhay iyo Sida wax u dhaceen

daajis.com:- Faadumo Siciid oo ah La taliyaha C.raxmaan Cirro ayaa sheegtay in la xidhay maalintii codaynta doorashada Somaliland loo dareeray, waxayna sheegtay inay ahayd kormeere guud, markii la xidhayna ay ku sugnayd goob codbixineed oo kutaalay iskuulka biyo dhacay.


Faadumo siciid oo hadalka sii wadata ayaa intaasi raacisay In shaqadeedu ahayd inay markhaati ka
ahaado cododka oo ay noqoto wakiilkii waddani “markay halkaa marayso ayay tidhi inantii gudoomiyaha ka ahayd goobtu amar cusub ayaa soo dhacay oo waxaa layidhi xidh Faadumo Siciid, ma sidaas ayaa ayaan idhi, haa ayay tidhi, dhib
majirto ayaan idhi saldhiga dhexe ayaana la igeeyay waana la ixidhay” ayay tidhi Faadumo siciid.

Xadhiga Faadumo siciid ayaa waxaa ka hadlay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo sheegay in la xidhay
Faadumo iyo masuuliyiin kale oo katirsan Xisbiga Waddani.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada