Film:- Muqdisho lagu soo duubay oo uu nin cadaan ahi sameeyay oo London lagu soo bandhigay

Film:- Muqdisho lagu soo duubay oo uu nin cadaan ahi sameeyay oo London lagu soo bandhigay

daajis.com:-Film gaaban oo la magac baxay "LIFE FROM MOGADISHU" oo uu nin cadaan ahi sameeyay ayaa lagu soo bandhigay caasimadda dalka Ingriiska ee London.


Filmkan oo uu diyaariyay Bill Brookman ayaa ka sheekeynaya nolosha caasimadda Muqdisho, waxaana jilayaasha ka mid ah gabar uu dhalay Allaha u naxariistee Dr. Elman oo lagu magacaabo Ilwaad Elman.

Bill Brookman ayaa sheegay in filmkan kharash badan kaga baxay, kaas oo ay wali la daalaadhacayaan.

Waxa uu intaa raaciyay in filmkan ay qeyb ka yihiin dhalinyaro Shabaab kasoo goostay oo dowladdu gacanta ku hayso.
 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada