Astaamaha lagu garto in Naagta ey kacsatay iyo in kale.

Astaamaha lagu garto in Naagta ey kacsatay iyo in kale.

daajis.com:-Dad badan waxay u haystaan in naagaha aan biyabbixin, fikraddaas sax ma aha, naagaha way biyabbaxaan , inay biyabbaxaan waxaa tilmaamay xadiis ku soo arooray Saxiix muslim ummu sulaym waxay weyddiisay rasuulka  (SCW)? 

Naagta ma qubays baa ku waajibaya haddii ay riyooto oo ay aragto waxa ninka arkayo, rasuulka wuxuu ku yir : ( haddii ay biyo aragto ha qubaysato)

keliya way ku kala duwan yihiin qaar biyaha way ka soo baxaan qaarna ma soo gudbaan farjigooda marka si kaste ahaatee waxaa lagu gartaa inay biyabbaxday astaamahaan mid ka mid ah 


1- inay labada bowdo isku dhejiso middaan waa astaan naagaha oo dhan wadaago, waxaa laga wadaa inay labada bowdo si daran u xirto

2- qaylo qaylada waa labo nooc A- mid hoose ah oo aan la maqlin B- mid dhawaaq weyn leh, qaylada noocan ah kuma ficna meel dad u dhow maxaayeelay dadka ayaa maqlaya

3- qaniinyo, inta badan looma adkaysan karo naagaha noocan ah

4- oohin iyo baroortan, ma aha inay haweeneydu xanuunsatay ee waxay u ooynaysaa siyaado

5- neeftuur, waxaa la socda wadnaha oo aad u garaacma calaamadda hore iyo tan ugu dambayso naagaha oo dhan way wadaagaan laakin kuwa kale way ku kala duwan yihiin

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada