Daawo:- Alshabaab oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Leego Ee lagu laayay Ciidamada Burundi ee Qeybta ka ah AMISOM.

Daawo:- Alshabaab oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Leego Ee lagu laayay Ciidamada Burundi ee Qeybta ka ah AMISOM.

daajis.com:- Ururka Alshabaab ayaa Maanta warbaahintooda ku soo bandhigay Filim ay ka soo duubeen dagaalkii dhawaan ka dhacay Leego.

Filimkaann waxya ku soo bandhigeen ninkii isqarxiyay xiligii weerarkaasi ay qaadayeen kaasoo ay sheegeen inuu ka soo jeedo beesha Xawaadle oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed waxaana magaciisa ay ku sheegeen Cammaar Cumsaan Axmed.

Filimkan waxay sheegeen in la daawan karo muddo 27 daqiiqa kaasoo aad ku daawan karto dagaalka dhexmaray alshabaab iyo amisom.

DAAWO Hoos Ka Daawo

Halkan ka degso Archive.MP4










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada