daajis.com:- Maanta oo ah maalinta Ciidul Adxa ayaa waxaa si isku mid ah looga ciiday dhamaan dalka Soomaaliya, iyadoo ciidani ay tahay mid si isku mid ah looga ciidayo Goboladda uu dalka ka koobanyahay.
Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta looga damaashaaday si farxad iyo rayn rayn leh, iyadoo dadka ay isugu yimaadeen goobaha loo dalxiiska iyo damaashaadka tago.
Wariye ka tirsan Warbaahinta Muqdisho ayaa warbixin ka soo diyaariyay dadkii maanta ku ciidayay goobaha kala duwan ee loo damaashaadka tago ee magaalada muqdisho.
Halkaan Hoose ka Daawo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at