DAAWO Muuqaal laga Murugoodo ee isbuurashadii xujeydii xajka: 717 dhimasho

DAAWO Muuqaal laga Murugoodo ee isbuurashadii xujeydii xajka: 717 dhimasho

daajis.com:- Tirada dhimashada Xujeydii ku geeriyooday isbuurashadii ka dhacday Mina oo u dhow magaalada Makka xili ay dadku ku jireen dhagaxtuurka ayaa sii kordheysa, iyadoo dhimashada ay ka badan tahay 717 qof, halka dhaawaca uu gaarayo 805 ruux.

Muuqaal murugo leh oo warbaahinta soo gudbiyeen ayaa muujinaaya isbuurashadii xujeyda ee dadka badan ku dhinteen.

Fadlan muuqaalada Video-ga ha daawan hadii aadan awoodin.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada