daajis.com:- Caro iyo xiisad ka dhalatay toogasho ay booliska magaalada Wilmington ee gobolka Delaware u geysteen nin madow oo cuuriyaan ah kaas oo diiday amarka booliska oo ahaa in uu gacmaha uu kor u taago. Ninka la toogtay ayaa lagu magacaabay Jeremy McDole (28-jir).
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:37 and have
, Published at