Daawo Sawirada :Turkiga oo Madaafiic & Hub casri ah geeyay Xuduudaha dalkaas iyo Amniga oo aad loo adkeeyay

Daawo Sawirada :Turkiga oo Madaafiic & Hub casri ah geeyay Xuduudaha dalkaas iyo Amniga oo aad loo adkeeyay

daajis.com:- Milatariga dalka Turkiga ayaa aad u adeeyay amniga xuduudaha ay la wadaagaan dalalka colaaduhu ka taagan yihiin sida wadamada Ciraaq iyo Siiriya, waxeeyna Turkiga geeyeen furumaha hore ee xuduudaha dalalkaas hub casri ah iyo Madaafiicda goobta .

Wasaarada gaashaandhiga dalka Turkiga ayaa shaacisay inay geeyeen hub casri ah oo hor leh , dhoor goobood ama xeryo Milatari oo ku yaala xuduudaha dalkaas gara ahaan Xuduuda Siiriya, waxaana hubkaan oo aad u fara badan ka mid ah sawaariiqda lagu soo rido Diyaaradaha ku soo xad gudba hawada dalkaas , Madaafiic casri ah iyo Taagiyo aad u fara badan .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada