Daawo: Gabadh Soomaaliyeed oo laga Been abuurtay, markii ay dagaalameen Gabdho kale oo Kirishtan noqday oo ku Sheegay in ay Diinta ka baxday

Daawo: Gabadh Soomaaliyeed oo laga Been abuurtay, markii ay dagaalameen Gabdho kale oo Kirishtan noqday oo ku Sheegay in ay Diinta ka baxday

daajis.com:- Khadra Cawil waa Gabadh Soomaaliyeed  oo ku nool dalka Sweden ayaa beenisay inay ka baxday diinta Islaamka, Waxayna ka jawaabtay Gabadho ay saaxibo yihiin oo Diinta Kirishtaanka qaatay oo ay dagaalameen, Kuwaasi oo dhibaatooyin badan ku haya sida ay hadalka u dhigtay.


“Waxaan Cadaynayaa inaana ahayn Kirishtaan,  Qarsoon iyo mid muuqda, Waxaan Aamin sanahay Allaha wayn SWT ee la dhalin Isaguna waxba dhalin, iyo Nebigiisa Maxamed SCW.” ayay tidhi.

Gabadhan ayaa waxay sheegtay inay dagaalameen gabadh si Qarsoon uga baxday diinta, Markaasi kadibna lasoo bandhigay Sawiro ay horey uga gashay meel Xaflad ah, iyadoo markaasi la sawiran gabadho la sheegay ina ka baxeen Diinta, Waxayna ka warbixsay sida ay wax u dhaceen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada