Daawo:- Hotel ku yaala muqdisho oo lagu qabtay Sarkaal iyo gaadhi Hub iyo Qaraxyo ku diyaarsanaayeen

Daawo:- Hotel ku yaala muqdisho oo lagu qabtay Sarkaal iyo gaadhi Hub iyo Qaraxyo ku diyaarsanaayeen

daajis.com:-  Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa Howlgal ka sameeyay Suuqa Bakaaraha, halkaas oo ay ka soo qabteen gaari walxaha qarxa iyo hub ay saaranyihiin.

Gaariga iyo Hubka ayaa laga soo qabtay Hotel lagu Magacaabo Al-Cimraan oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,  Saraakiisha Hay’adda NISA ayaa sheegay in sidoo kale la soo qabqabtay dadkii lahaa gaariga iyo kuwo kale oo la tuhumay.

Hay’adda NISA ayaa sheegtay in ay heleen xogta ku saabsan hubka iyo gaariga walxaha qarxa ay saaranyihiin kadibna baaris ay halkaasi ka sammeeyeen, gacantana lagu soo dhigay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada