DAAWO:- Wacdaro ka dhacay Maraykanka, Ninkii Ugu Horeeyay ee Diyaarad kasoo booda Isaga oo Baarashuut Isticmaalin

DAAWO:- Wacdaro ka dhacay Maraykanka, Ninkii Ugu Horeeyay ee Diyaarad kasoo booda Isaga oo Baarashuut Isticmaalin

daajis.com:- Luke Aikins ayaa noqday ninkii ugu horeeyay ee taariikhda dunida oo diyaarad si iskiis ah uga soo booday isaga oo aanan isticmaalin wax baarashuut ah, arintani ayaa xalay ka dhacday magaalada California ee dalka Maraykanka.

Ninkani ayaa ga’aansaday inuusan isticmaalin baarashuut badbaadiya hadii ay wax qaldamaan, laakiin waxaa lagu qasbay inuu baarashuut xirto, maadaama diyaarada loo diiday inuu raaco isaga oo aan baarashuut wadan.

Si uu uga hortago in dadku ay yiraahdaan waxaad xirnayd baarashuut ku badbaadiya, ayaa waxa uu baarashuutkii uu watay ka dul xirtay funaanad oo aan u suurto galinayn inuu isticmaalo hadii uu u baahdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO SIDA AY WAX U DHACEEN

Aikins ayaa la sheegay inuu yahay nin qibrad dheer u leh ka soo booditaanka diyaaradaha (skydive), waxa uuna ilaa 18000 (sideed iyo toban kun) oo jeer ka soo booday diyaarado kala duwan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada