Kaamarada Qarsoon iyo Dalmar-yare iyo Faarax Dhifiq (Daawo)

Kaamarada Qarsoon iyo Dalmar-yare iyo Faarax Dhifiq (Daawo)

daajis.com:- Fanaanka Caanka baxay ee Soomaaliyeed Dalmar Yare iyo majaajiliistaha qosolka badan Faarax Dhifiq ayaa todobaadkani soo saaray barnaamij cusub oo aad u qosol badan oo ay kaga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin kaftanka Fanaanka qarniga iyo arimo kale oo shactiro leh.


hadaba todobaadkani inta aanan barnaamijka qeybtiisa koowaad soo bixin ayaa kaamirada qarsoon muuqaalada ay qabatay loo soo bandhigay bulshada iyadoo aad u qosol badan kaana yaabi doonto qaabka loo duubay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada