Daawo Muuqaal: 1690 ka Qalin jebiyey Jaamacada Somalia iyo Hooyo Xareedo oo ku Jirta Jaamiciyiinta

Daawo Muuqaal: 1690 ka Qalin jebiyey Jaamacada Somalia iyo Hooyo Xareedo oo ku Jirta Jaamiciyiinta

daajis.com:- Waxaan maanta magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Munaasibad Balaadhan Loogu Qabtay Ardayda ka  qalin Jabisay  xaflad loo sameeyay 1690 jaamiciyiin ah oo kasoo baxay Jaamacada Soomaaliya, Qaybteeda magaalada Muqdisho.


 Waxaa ka mid ahaa ardayda Hooyo Xareedo oo aad muuqaalka ku arki doontaan, Waxayna sheegtay inay aad ugu Farsaxsantahay inay ka mid noqoto Jaamiciiyiinta soo baxay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada