Xeer ilaaliyaha Qaranka oo uhanjabaad kasoo saaray Doorashooyinka (Video)

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo uhanjabaad kasoo saaray Doorashooyinka (Video)

daajis.com:- Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo ka qeyb galay barnaamij Dood ah oo si toos ah kaga baxayay TV-ga Somali Cable ayaa ka hadlay arimaha dorashooyinka iyo doorka ay ku leeyihiin ilaalinta musuq maasuqa doorashada sanadkaan.

Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya ayaa sheegay iney si dhow ula socon doonaan arimaha doorashooyinka dalka ayna ka hortagi doonaan wax walbaa oo musuq maasuq keeni kara.

Isaga oo ka hadlayay doorka hayadaha garsoorka ay ku yeelan karaan doorashooyinka sanadkaan, ayaa wuxuu sheegay ineysan marnaba aqbali doonin in musuq maasuq ay sameeyaan musharaxiinta sanadkaan tartameysa iyo xildhibaanada lasoo xulayaba.

Hoos ka Daawo Muuqaalka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada